Weerar toos ah iyo qaraxyo oo ka dhacay magaalada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Warae kala  duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilowday qaraxyo oo goordhow ka dhacay magaalada Muqsisho.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxyada, kadib ay rag hubeysan gudaha u galeen hoteel Xayaat oo ku yaalla isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Rasaas culus ayaa lagu soo waramayaa inay haatan  ka socoto gudaha hoteelka la weeraray.

Faahfaahinta halkan kala soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here