Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo war cusub soo saaray

0

BOOSAASO (SMN) – Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in uu diiwaangeliyay xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo soo gaartay dad rayid ah, intii uu socday dagaalkii Boosaaso.

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland wuxuu dalbaday in ay Puntland caddeyso cidda leh mas’uuliyadda xadgudubyada ka dhacay Boosaaso.

Sidoo kale wuxuu ku baaqay in dadka dhibaatadu gaartay ay helaan magdhow u dhigma dhibta soo gaartay ee nafeed ama hantiyeed. Wuxuuna ka digay Xafiisku in dhinacyadu iska indho tiraan arrintaas.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here