R/W Rooble oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi

0

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay kulmay Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dardar gelinta howlaha doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Gobollada Woqooyi, iyadoo xal laga gaaray madmadowgii jiray,.

Sidoo kale waxaa la’isku afgartay in horay sii wado howsha doorashada, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here