Xukuumadda Soomaaliya oo maanta guddoontay deeq talaalka Covid-19 ah

0

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa guddoomay 108,000 doses oo talaalka Covid-19 oo ay ku ku deeqday Dowladda Faransiiska.

Munaasabadda imaanshaha qeybtii 2-aad ee talaalka Covid 19 oo ka dhacday garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadjka XFS Dr Axmed Xuseen Macalin Gurey, Madaxa UNICEF Muqdisho Maxamed Ayoya,   iyo Maddaxa WHO Maxamed Nur Malik.

Deeqdan talaalka ah ayaa kusoo aadeyso, xilli ay Soomaaliya wajaheyso muujaddii 3-aad ee cudurka saf-marka ah ee Coronavirus oo weli fara ba’an ku haya caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here