Xijaar oo ka qeyb-galay shirka Ururka Iskaashiga Booliiska ee Bariga Afrika

0

KINSHAASHA (SMN) – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Magaalada Kinshaasha ee Dalka Jamhuuriyadda Koongo uga qeybgalay shir ay isugu yimaadeen Taliyeyaasha Ururka Iskaashiga Booliska ee Bariga Afrika .

Kulankaasi oo ahaa shir sanadeedkii 23 –aad waxaa taliyaashii ka qeybgalay ay diiradda ku aareen wadaagga xogta, amniga iyo wada shaqeynta Booliska ee Gobolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here