Xildhibaanada Baarlamaanka ee labada Aqal oo yeeshay guddoon KMG ah

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa si ku meel gaar ah ula wareegay labada xildhibaan ee ugu da’da weyn ee labada gole oo kala ah.

Aqalka sare waxaa xilka haaynaya Sen, Maxamed Cali Yuusuf Gaab gaab , halka golaha shacabka uu xilka sii heyn diino Cabdisalaan Xaaji Axmed Liibaan Dhabancad.

Labada Ma’suul ayaa xilka si ku meel gaar ah u hayn doono inta si rasmi ah looga dooranayo labada guddoomiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here