Xildhibaanada BF Somalia oo beri codka kalsoonida u qaadayo xukuumadda cusub

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoonka golaha shacabka Soomaaliya ayaa shaaciyey xilliga codka kalsoonida loo qaadayo golaha wasiirada magacaaban ee uu dhowaan ku dhawaaqay ra’iisul wasaaraha.

Guddoonka ayaa sheegay in beri oo Axad ah codka kalsoonida loo qaadayo xukuumadda cusub, iyada oo lagu wargeliyey dhammaan xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka:- 

Beri oo Axad ah, taariikhdu tahay 7 August, waxaa jira kulan weynihii  Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya.

Agendaha

  1. U codeynta kalsooni siinta Xukuumadda magacaaban iyo barnaamijkeeda.

Goobta _ Xarunta Golaha Shacabka ee Villa  Hargeisa

Wakhtiga – 09.00 Subaxnimo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here