Xubnaha gudiga doorashooyinka ee Puntland oo doortay gudoon cusub

0

Kulan maanta ka dhacay Hotel Piece 1 ee magaalada Muqdisho oo ay isu yimaadeen xubnaha Guddiga maamulaya doorashada maamulka Puntland kaas oo lagu dooranayay guddoomiyaha Guddiga.

Xubnaha Guddiga ee soo xaadiray kulanka waxay ahaayeen 11 xubnood.

11 xubnood ayaa soo xaadiray kulanka waxaana xilka jagadada Gudoomiyaha loo doortay Abdikariim Muse Mahamed oo dhammaan 11 kii xubnood ee soo xaadirayba ay u codkooda siiyeen.

Mudane Abdikarim Muse Maxamuud waxa uu helay 11 Cod Xilka jagada gudoomiye ku xigeenka waxa isku Soo sharaxay

Dhanka kale Caynaanshe Yusuf Husein ayaa loo doortay gudoomiye ku xigeenka Guddiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here