Xubno ka socda gudiga doorashada oo gaaray magaalada Beledweyne

0

BELEDWEYNE (SMN) – Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye Ku xigeenka guddiga Doorashooyinka heer Federaal  ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka hiraan.

Wafdigaan ayaa kormeer ku sameyn doono goobaha loo diyaariyey doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Sidoo kale wafdiga ayaa kulamo la qaadan doono madaxda Hirshabeelle , Maamulka Gobolka Hiiraan iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka oo ay kala hadli doonaan sidii ay doorashada ugu dhici lahayd hanaan wanaagsan iyo si nabad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here