Xukuumadda Soomaaliya oo QM kala hadashay gurmadka abaaraha dalka

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Anita Kiki Gbeho.

Kulankaasi ,waxaa labada dhinac ay uga  wada hadleen xoojinta xiriirka wadashaqeyneed ee  xukuumadda iyo xafiisyada Qaramada Midoobay.

Waxaa kaloo kulankaasi looga hadlay dardargalinta howlaha samofal ee ay u baahan yihiin dadka ky barakacay abaaraha ka jira dalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here