YUSUF GARAAD: “Aniga waan qabaa in wada-hadal lala galo Al-Shabaab

0

MOGADISHU (SMN) Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee dowlada Federaalka Soomaaliya Yusuf Garaad Omar oo lagu wareystay barnaamiga Garnaqsi ee ka baxa TVga Shabelle ayaa ka hadlay arrimaha ay ka mid yihiin waayahii shaqo ee xilalkii uu soo qabtay, warbaahinta madaxabanaan, siyaasada, doorashooyinka, amaanka iyo dib u heshiisiinta.

Halkan hoose ka daawo wareysiga uu muuqaal ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here