Cabdirashiid Jilley oo la kulmay Madaxa Hay’adda IOM ee Soomaaliya + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur Jilley ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Madaxa Hay’adda IOM ee Somalia Mr Celestin Frantz.

 

Kulankaan ayaa looga hadlay xiriirka iyo wada shaqeynta Labada xafiis iyo sidii loo horumarin lahaa xiriirka caafimaadka & Nafaqada Soomaaliya.

Ergeyga ayaa maalmihii u dambeeyay kulamo noocaan ah ka waday magaalada Muqdisho, wuxuuna waday la-tashiyo ballaaran.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here