Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ingiriiska oo baaqa kasoo saarey colaadda Baydhabo

MUQDISHO - Dowladda Ingiriiska ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga qarxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo dhinacyada isku haya magaalada ugu...

Itoobiya oo qorshaynaysa in ay Soomaaliya kala baxdo kumannaan askari

MUQDISHO, Soomaaliya — Itoobiya ayaa qorshaynaysa inay Soomaaliya kala baxdo in ka badan 3,000 askari, iyadoo dagaallada ka socda waqooyiga dalkaasi ay cadaadis ku...

SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS),...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo Qaabilay Agaasimaha Shaqaalaha Militariga Midowga Yurub

Muqdisho - Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Sarreeye...

Ciidamada Badda Puntland oo Hawlgallo ka Bilaabay Xeebaha

Boosaaso - Ciidamada Badda Puntland ayaa bulshada Puntland iyo dhammaan dhinacyada ay khusayso ku wargeliyay inay bilaabeen hawlgallo lagu xoojinayo amniga iyo badbaadada xeebaha Puntland,...

Ciidanka Itoobiya oo la sheegay inay 150 KM Gudaha Tigray u Dhaqaaqeen

Mekelle, Itoobiya - Ciidamada dowladda federaalka Itoobiya ayaa la sheegay inay in ka badan 150 kiiloomitir gudaha Gobolka Tigray u sii dhaqaaqeen, iyadoo wararka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Daah-furay Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka daah-furay Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya, oo ay qabanqaabisay Wasaaradda...

Xoghayaha Aqalka Sare oo Ka Qaybgalay Shirka Xoghayeyaasha Baarlamaannada Afrika

MIDRAND, Koonfur Afrika - Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa ka qaybgalay Shirka 7-aad ee Sannadlaha...

Wasaaradda Maaliyadda oo Soo Xirtay Shirka Wadatashiga Miisaaniyadda 2027

Muqdisho - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange, ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray shirka sannadlaha ah ee wadatashiga miisaaniyadda...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...