LATEST ARTICLES

video

SHIRKII GOLAHA WADATASHIGA QARAN OO DIB U DHACAY + SABABTA

Shirkii madaxda Qaranka iyo madaxda dowlad goboleedyada ee lagu waday maanta inuu qabsoomo ayaa dib loo dhigay. Shirka ayaa dib loogu dhigay sabab la xiriirta madaxweynaha Galmudug oo safar degdeg ah ugu baxay Galmudug,waxaana madaxda la filayaa in ay shirka...

Madaxweyne Farmaajo oo darajadii ciidanka ka xayuubiyay Saadaq Joon

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer Madaxwayne Darajadii Ciidanka uga xayuubiyay Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir, Cumar Maxamed (Saadaq Joon), si waafaqsan sharciga Ciidamada. Xeerka Madaxwaynaha waxaa sidoo kale looga...

Sawirro: DF oo ka warbixisay dib u dhiska wadada Muqdisho & Jowhar

Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahiyay halka ay marayaan mashaariicda dib u dhiska waddooyinka Muqdisho, Jowhar iyo Afgooye, isagoo dhanka kale xusay in uu socdo mashruuc gobolada lagu gaarsiinayo dhismaha...

The Kenyan government has again issued an ultimatum to UNHCR

The Kenyan government has again issued an ultimatum to the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) to provide a plan and timeline for closing the Dadaab and Kakuma refugee camps. Though the government has issued these...

Migrants died after their boat capsized off Djibouti

Thirty-four migrants have died after their boat capsized off the Horn of Africa nation of Djibouti, the International Organization for Migrants said Monday. IOM regional director Mohammed Abdiker in Twitter posts said the migrants...

US orders review of militant assault on the Manda Bay military base

Defense Secretary Lloyd Austin on Monday ordered an Army review of an investigation into a January 2020 militant assault on the Manda Bay military base in Kenya that killed three Americans and wounded three others.

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay askari dilay qof shacab ah

Taliyaha Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo Warbaahinta la hadalay ay  sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay Gacanta ku dhigeen Askari ka tirsan Ciidamada oo dil u Geestay Qof Shacab ah kadibna uu Goobta...

Ergayga Qaramada Midoobay oo farriin u diray shacabka Soomaaliyeed

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed uga hambalyeey bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Umaddaha muslimiinta caalamka ayey maanta u tahay mid ka mid...

Galmudug oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay badda iyo khasaaraha ka dhashay

Maamulka  Galmudug ayaa ka hadalay Is-risaaseeyn dhexmartay Ciidmada Ilaalada xeebaha Galmudug iyo Ciidan la socday Markab si sharci daro ah uga kalluumeysanayay  xeebta Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug Qoraal kasoo baxay Wasaaradda amniga Galmudug...

Barnaamijka tartan aqooneedka oo si rasmi ah uga billowday Shabelle

Xarunta dhexe ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle waxaaxalay si rasmi ah uga billowday barnaamijka tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan, kaas oo sanadkiiba mar la qabto. Tartankan oo xiiso gooni ah xambaarsan ayaa waxaa...

Rooble “Ciidanka Amniga waa in Shacabka ay u fududeeyaan Gudashada Cibaadada”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed  meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah ugu hambalyeeyay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa shacabka ka codsaday inay...