Ardey laga hor istaagay imtixaanka oo mudo kooban xirtay waddo muhiim ah

0

MUQDISHO (SMN) – Arday careysan oo laga hor istaagay inay galaan imtixaanka ayaa maanta dibad-bax ka dhigay Jaamacadda Ummadda, qaybteeda Gaheyr ee magaalada Muqdisho.

 

Ardayda oo soo daahay ayaa fasalka laga celiyay, waxaana kadib ay isku dhaceen ciidamadii ku sugnaa goobta.

Sidoo kale waxaa halkaasi ka dhacay dibad-bax rabshada watay oo ay ardayda dhigeen, kadibna waxaa ku baxay saraakiisha amniga oo xaliyay tabashada ardaydaasi.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here