Guddoonka labada Aqal ee BFS oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan wadatashi ah oo looga arrinsaday dardar galinta howlaha shaqo ee Baarlamaanka iyo furitaanka Kalfadhiga 5-aad oo ay horyaalaan shuruuc badan oo aas-aas u ah dowladnimada yo hirgelinta nidaam ku saleysan sharci iyo dowladnimo casri ah.

 

kulanka waxaa kaloo goobjoog ahaa hab-dhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan iyo xoghayaha guud ee Aqalka Sare Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here