๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐œ๐ฎ๐ฌ๐›๐จ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š

0

Muqdisho, Khamiis, 23 Janaayo 2025: โ€” Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, oo ka dhacay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo ku yaalla gudaha Madaxtooyadda Villa Somalia.

 

Wasiiradda ayaa u cusboonaysiiyey muddada xil-hayntooda Guddiga maamulka heyโ€™adda Naafada Qaranka, si ay usii wadaan howlaha ay u idmanyihiin 4 sano ee soo socota.

Shirka oo uu guddoominayey Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Siyaasadda dhijitaalka ah ee loo dhanyahay iyo istaraatiijiyadda nidaamka dowladda ee danabaysan.

Sidoo kale, golaha lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan amniga dalka, kormeerka Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka ee wasaaraddaha iyo heyโ€™addaha dalka iyo dhaqaalaha dalka.

May be an image of 1 person and textMay be an image of 9 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 1 person and newsroom

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here