Laascaanood, Axad, 13 Abriil 2025 โ Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Maamulka SSCโKhaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ka hirgelinayso magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaannada maamulka SSC-Khaatumo.
Raโiisul Wasaaraha, oo mudnaan gaar ah siinaya muhiimadda ay leedahay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed adeegyada sida gaarka ah loogu baahan yahay, ayaa sheegay in mashaariicdan ay xoojin doonaan isku-xirka bulshada iyo dowladnimada, una gogol-xaarayaan kobac dhaqaale iyo horumar waara oo laga hirgaliyo dalkeenna.
Mashaariicda la dhagax-dhigay ayaa kala ah:
?. ???????????? ???????? ???-????????.
?. ??????? ????????? ??? ??????????, ?????? ??????????.
?. ??????? ???????? ???-????????.
?. ??????? ??????? ???????? ??????? ?? ????? ???????.
?. ????? ????? ?? ?? ???? ???? ??????? ???????? ??? ?????????
?. ???????? ???? ????? ?? ?? ?? ??????? ??????? ???????? ???-????????.
?. ??????? ????? ?? ???????? ???????? ?? (?????).
8. ?????????? ???????? ???-????????( ????? ????? ????????).
Raโiisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in ay farxad galinayso dhismaha xarumahan muhiimka ah kuwaas oo bixin doonna adeegyada muhiimka ah ee dowladda, isagoo ballan-qaaday in mashaariic kale oo badanna dowladdu keeni doonto mustaqbalka.




