Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

14

13
15

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Booqday Xarunta GIDS iyo Jaamacadda Difaaca Qaranka Pakistan

Pakistan - Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah...

Jabuuti oo Bogaadisay Dadaallada Soomaaliya ee Sugidda Amniga iyo La-dagaallanka Al-Shabaab

Muqdisho - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...

Puntland oo sheegtay inay la wareegtay taliskii PSF-ta, kadib hawlgallo ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo - Maamulka Puntland ayaa sheegay in Ciidanka Difaaca Puntland ay si rasmi ah ula wareegeen taliskii iyo xaruntii ay deggenaayeen ciidamadii hore ee...