Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

Yearly Archives: 2024

WARAR KALE

Qaramada Midoobay oo ka digtay in Yemen ay dib ugu laabatay dagaal ballaaran

NEW YORK – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Yemen, Hans Grundberg, ayaa ka digay in dalkaasi uu dib ugu laabtay xaalad...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo La Kulmay La-taliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Robert Flannery, oo ah la-taliyaha...

Golaha Shacabka oo Soo Gabagabeeyay Doodda Wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe

Muqdisho, Soomaaliya – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay doodda akhrinta labaad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka-beddelka Sharciga Bankiga Dhexe ee Soomaaliya...