Golaha warbaahinta madaxa banaan oo ka hadlay xarigga Wariye Cali Nuur Salaad

0

MUQDISHO (SMN) – Golaha warbaahinta madaxa bannaan oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay xarigga loo gaystay Wariye Cali Nuur Salaad oo shalay magaalada Muqdisho ay ku xireen ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

 

Golaha ayaa si weyn u cambaareeyay xarigga Wariyaha, waxayna sidoo kale ku baaqeen in deg deg loo sii daayo Cali Nuur Salaad.

Wariyaha ayaa lagu soo eedeeyay baahinta warar been abuur ah, sida uu shaaciyay taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka akhriso;-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here