Maxaa kasoo baxay Shirka Kenya ku yeesheen Mucaaradka iyo Hogaamiyaasha Jubaland iyo Puntland?

0

NAIROBI – Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah JFS ee Jubaland, Madaxweyne Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo Puntland, Madaxweyne Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya wada-hadallo miro-dhal ah kula yeeshay Madasha Samatabixinta Soomaaliya, oo ay matalayeen Ra’iisul Wasaare hore Mudane Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaare hore Mudane Saacid Shirdoon iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

 

May be an image of text

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here