Sawirro: Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay dhiggiisa dalka Qatar

0

DOOXA (SMN) – Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doxa ee dalka Qadar ayaa kulan la qaatay Raโ€™iisul Wasaaraha Qadar Shiikh Khalid Bin Khalifa Al-Thani

Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa dhiggiisa Qatar kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo kordhinta mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qadar ay ka fuliso Soomaaliya

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here