Wasiirka amniga gudaha oo hambalyo u diray ciidanka Booliska Soomaaliyeed

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Amnig Gudaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahiย  Maxamed Nuur ayaa Qoraal u soo dhigay Bartiis Tweeter ugu hambalyeeyay ciidanka Booliiska soomaliyed oo maanta u dabbaaldagayo sanad guuradii 78aad ee aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

โ€œBooliska Soomaaliyeed halkaan hambalyo uga dirayaa dhammaan Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Aliflayda iyo Dablayda Ciidanka, Caruurtooda iyo Xaasaskoodaโ€ ayuu yiri Mr. Cabdullaahi Maxamed Nuur

Sanadkii 1943-diii ayey aheyd markii la unkay dhismaha ciidan BoOliis ah oo xilligaasi loo arkaayey in uu yahay midka ugu faca weyn ,isla markaana lagama maarmaan u ah aasaaska dowlad Soomaaliyeed oo ka mid noqota beesha caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here