Doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo ka dhaceyso Jowhar

0

JOWHAR (SMN) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda HirShabeelle waxaa maanta lagu wadaa in lagu qabato doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Xubanha ku tartamay labada kursi ayaa shalay la soo gaba-gabeeyay diiwaangalintooda waxaana kuraasta Maanta doorashadooda ka dhaceyso Magaalada Jowhar ay kala yihiin:-

Hop#115 iyo  HOP 070 kuwaa oo ay ku tartami doonaan Masharaxiin dhowr ah, waxaana hada Magaalada Jowhar ka soconeyso qaban qaabada doorashada, iyadoona  aad loo adkeeyay amniga guud ee caasimada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here