Galmudug oo dib u dhigtay doorashada kursiga Hop053 + sababta

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Guddiga Doorashada Heer maamul ee Galmudug ayaa dib u dhigay doorashada kursiga tirsigiisu yahay #Hop053 oo musharrixiinta u taagan ay qaateen shahaadada Musharaxnimo.

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in la dhammeystirayo habraacyada kursigan, isla-markaana doorashadiisa la qaban doono maalmaha soo socda.

Illaa todobo musharax ayaa isku diiwaan-geliyey kursigaan, kuwaas oo qaatay shahaadada musharaxnimada ee guddiga doorashada.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here