GARBAHAAREY (SMN) – Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed oo wareysi siiyey Shabelle ayaa ka hadlay muranka hareeyey doorashada kuraasta taalla magaalada Garbahaarey.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay u diyaar garoobeen doorashada 16-ka kursi ee taala halkaasi, wuxuuna fariin u diray ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
“Ra’iisul wasaare Rooble ayaa noo yimid annagga, isagaa ka rabnaa 16-ka kursi ee gobolka Gedo,” ayuu yiri Ahmed Buulle Gareed.
Halkan hoose ka daawo wareysiga:-