Guddiga xallinta khilaafaadka oo go’aan kasoo saaray kursiga Fahad Yaasiin

0
La taliyaha amniga qaranka Fahad Yasiin

MUQDISHO (SMN) – Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa fasaxay kuraasta lagu soo doortay Beledwayne, isla-markaana uu ku jiro kursigii uu kasoo baxay Fahad Yaasiin.

Kursiga Fahad oo ah HOP#086 ayaa waxaa horey u hakiyey guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal ee FEIT.

Halkan hoose ka aqriso:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here