Sawirro: R/W Rooble oo kulan la yeeshay taliyeyaasha ciidamada

0

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxda ugu sarreysa hay’adaha amniga dalka iyo Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

Rooble ayaa faray in baaritaan rasmi ah lagu sameeyo weerarradii Al-Shabaab ee u dambeeyay, amniga doorashooyinka & guud ahaan dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here