Daawo: Nin gowracay wiil uu abti u yahay, dhaawacna u geystay gabar la dhalatay

0

NAIROBI (SMN) – Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dhacdo naxtin & la yaab-leh oo ka dhacday xerada Xagardheer oo ka mid ah xeryaha qaootiga Dhadhaab ee Kenya.

 

Dhacdadan ayaa timid, kadib markii nin lagu magacaabo, Cabduqaadir Cabdullaahi uu gowracay wiil uu abti u ahaa oo jiray 1 sanno, sidoo kalena uu dhaawacay walaashiis.

Arrintan ayaa xanuun ku reebtay dadka deegaanka oo aad uga naxay falkaasi, waxaana la sheegay in eedeysanaha uu aad u isticmaali jiray waxyaabaha maanka dooriya.

Halkan hoose ka daawo Warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here