Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray dalka Jabuuti + Ujeedka

0

JABUUTI (SMN) -.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay isaga iyo wafdigiisa.

 

Ra’iisul wasaare Xamza ayaa dalka aynu walaalaha nahay eeJabuuti u tegay ka qayb galka shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage.

Madasha ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa kobcinta dhaqanka nabadda Geeska taas oo saamayn u leh guud ahaan bulshooyinka gobolka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here