Dowladda Soomaaliya oo raalligelin deg-deg ah ka dalbatay Ururka IGAD

0

MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hor-timid war qoraal ah oo IGAD maanta kasoo baxay oo u aragto inuu yahay mid u xaglinaya Ethiopia.

 

Wasaaradda Arrimaha dibadda JFS ayaa waxay ugu baaqday Xoghayaha Fulinta IGAD inuu si degdeg ah raaligelin uga bixiyo qoraalkaas, islamarkaana ka qaado talaabada ku haboon.

“Waxaan ugu baaqaynaa Xoghayaha Fulinta IGAD inuu si degdeg ah raaligelin uga bixiyo hadalkaas, uuna ka qaado talaabada ku habboon” ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here