Daawo: Xildhibaanada BF oo ka hadlay kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta si adag uga hadlay kiiska gabadhii ninkeeda uu ku gubay degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.

 

Inta badan xildhibaannada ayaa farriin u diray hay’adaha amniga, ayaga oo ugu baaqay inay si deg deg ah usoo qabtaan eedeysanaha oo baxsad ka ah cadaalladda.

“Waxaan balan-qaadayaa inay Cadaalad heli doonto Luul Cabdicasiis, Hey’addaha amniguna dadaal ayey wadaan” ayuu yiri Xildhibaan Saabir Shuuriye oo ka hadlayay dhacdadan.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here