MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Cabdalla Bin Saalim Al-Naciimi oo kulan wada qaatay ayaa ka wada hadlay arrima dhowr ah oo ay ka mid yihiin dargalinta heshiisyadii horey u dhacay oo ay ugu horeyso mataaneenta Muqdisho iyo Doxa.