Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kulan la qaatay safiirka Itoobiya + Sawirro

0

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa hoygiisa ku  qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya usoo magacowday Soomaaliya Cabdifataax Cabdullaahi Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalintii shalay soo gaaray Magaalada Garoowe.

Kulanka Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Safiirka Dalka Itoobiya ayaa looga hadlay adkaynta Iskaashigga u dhaxeeya Puntland iyo Itoobiya, Iskaashigga amaanka xuduuda dheer ee labada dhinac.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here