MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan Isbarasho iyo xog-wareysi kula yeeshay Hoggaanka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.
Maareeyaha guud ee Hey’adda Isgaaraiinta Qaranka ??. ??????? ?????? ?????? iyo Maareeye ku-xigeenka Md. ????? ???? ?????? ayaa Wasiirka Warbixin guud ka siiyey howlaha shaqo ee ka socda Hey’adda.
Maareeye ??????? ayaa sheegay in ???’???? ???????????? ??????? ay qabtay Shaqooyin Muhiim ah oo ay ka mid yihiin Xeer-nidaamiyaha Xaqiiqjinta Macaamilaadka Maaliyadeed iyo Hubinta Tayada Isgaarsiinta, Qorshaha Qaran ee Isgaarsiinta Xaaladaha Degdegga ah, hirgalinta Xarunta Howlaha Kormeerka Hirarka iyo adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo shaqooyin kale oo badan.
?????? ?????????? ??????? ???????? ayaa ugu horeyn u Mahadceliyey Hoggaanka Hey’adda dadaalka shaqo ay wadaan, waxa uuna ku dhiirigaliyey in ay sii labo jibaaraan Shaqada ay u hayaan Qaranka.
???????? ???????????? ??? ????????????? markii uu xilka la wareegay Shaqada Wasaaradda waxa uu dardargalin ku bilaabay Shaqooyinka socda, iyada oo laga duulay Tayenta iyo habsami usocoshada Howlaha Wasaaradda iyo Hey’adaha hoosyimaada.
???’???? ???????????? ??????? oo hoostimaado Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada waxa ay Mas’uul ka tahay fududeynta horumarinta, maamulka iyo nidaaminta isgaarsiinta Dalka.




