Muxuu ahaa ujeedka shirka xalay ka dhacay xarunta gobolka Banaadir?

0

MUQDISHO (SMN) – Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka ee magaalada Muqdisho

 

Shirkan ayaa waxaa diiradda lagu saaray howlaha horumarinta Caasimadda, gaar ahaan Amniga, Arrimaha Sharciga, Nadaafadda, Dakhliga, Dhismaha goobaha danta guud iyo u diyaar-garoowga munaasabadaha Xorriyada 26-ka Jun iyo 1-da Luuliyo.

Shirka oo ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yabooh ,waxaa uu kula dardaarmay mas’uuliyiinta ka qeybgalay kulanka xoojinta wadashaqeynta ,iskaashiga maamulada degmooyinka iyo in si hufan loogu adeego bulshada.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here