Kulan looga hadlayay doorashada qof iyo codka ah ee Puntland oo ka dhacay Garoowe

0

GAROOWE (SMN) – Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa gudoomiyay Shirka todobaad laha ah ee Hoggaanada Ciidanka Booliska Puntland.

 

kulanka waxaa ka qayb galay Taliye ku xigeenka 1aad ee Ciidanka booliska S/guuto Caydiid Axmed Nuur,Taliye ku xigeenka 2-aad ee ciida ka Booliska S/guuto Cismaan Cigge, Hogaanadda booliska iyo fadhiyada madaxa banaan.

Shirka ayaa todobaadkan looga hadlayay Xaaladda amniga ee Puntland, diyaar garowga sugidda amniga doorashada qof iyo cod ee la filayo in ay ka qabsoonto Degmooyinka Garowe, Godobjiiraan iyo Dangoronyo, waxaana Warbixin laga dhagaystay shirka hogaanadda dhacdooyinkii dhacay iyo qodobo kale.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here