Taliyaha booliska Soomaaliya oo heshiis la saxiixday dhiggiisa Rwanda

0

MUQDISHO (SMN) – Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Dalka Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi iyo wadashaqeyn ah oo labada Talis dhexmaray.

 

Heshiiskaan oo horay u jiray ayaa hadda la cusbooneysiiyey, si sare loogu qaado awoodda iskaashi ee booliska labada dal.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here