Xildhibaanada BJFS oo maanta ka dooday hindise sharciyeedyo muhiim ah

0

MUQDISHO (SMN) –  Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka dooday dhismaha hay’adaha madaxa bannaan ee aan miisaaniyadda lahayn.

 

Kulanka oo uu shir gudooomiyay guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe), ayaa sidoo kale, waxaa looga hadlayaa  hindise-sharciyeedyada kala ah maalgashiga iyo shaqada Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here