Guddoonka sare ee labada Gole oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada ee baarlamaanadda Soomaaliya iyo Luxembourg.

 

Xubnaha la magacaabay waxa ay kala yihiin:-

1-Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar

2-Xildhibaan Suhuur Xaaji Culusow

3-Xildhibaan Dahabo Suusow Maxamuud

4-Senator Seynab Ismaaciil Maxamed

5-Xildhibaan Xiis Xasan Aadan

Halkan hoose ka akhriso:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here