Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo gaaray magaalada Qaahira + Sawirro

0

QAAHIRA (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta oo Talaado ah gaaray Caasimadda Dalka Masar si uu uga qaybgalo Shirka 162aad ee Golaha Jaamacadda Carabta Heerkiisa Wasiirada.

 

shirka ayaa waxaa intiisa badan diiradda Lagu saari doonaa Arrimaha Amniga, Xasiloonida iyo Horumarka Dhaqaalaha Dalalka Carabta.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here