Daawo: Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodayo arrimo xasaasi ah

0

MUQDISHO (SMN) – Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa haatan kulan xasaasi ah ku leh xarunta Villa Hargeysa, kaas oo looga hadlayo arrimo dhowr ah.

 

Kulankan oo uu guddoomyinayo Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa goordhow furmay, waxaana looga doodayo dhowr ajende.

Sidoo kale waxaa golaha hortegay wasiirka cadaaladda iyo dastuurka Xasan Macallin oo xildhibaannada horgeeyay heshiiska Qaramada Midoobe ee la dagaalanka dambiyada abaabulan.

“Heshiiskani wuxuu noo sahlaya xakameynta ka ganacsiga dadka” ayuu hadal jeedintiisa ku yiri wasiir Xasan Macallin.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here