Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Senataro ka tirsan Aqalka Sare

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan gaar ah la qaatay Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Deegan Doorashadoodu ay Tahay Koonfur Galbeed

 

Madaxweyne Laftagareen iyo Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ka wada hadlay Arimaha Taagan ee Siyaasada Dalka, Hormarinta Bulshada iyo Amniga Guud ee Deeganada Koonfur Galbeed.

Kulankan ayaa kusoo aadaya, xilli xasaasi ah isla markaana ay taagan tahay xiisad culus oo u dhexeyso maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda federaalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here