Maxay ka wada-hadleen duqa Muqdisho iyo safiirka dowladda Qatar? + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isu-tagga Imaaraatka Carabta Mudane Axmed Jumca Alromaith.

 

Duqa Muqdisho iyo Danjire Alromaith ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo midka iskaashi ee ka dhaxeeya labada shacab, iyo sidii la isaga kaashan lahaa Qorshayaasha horumarineed iyo isku xirka Labada Caasimadood.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here