Hay’adda SoDMA oo heshiis muhiim ah la saxiixatay xarunta RCMRD + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa heshiis la saxiixday xarunta RCMRD oo ah Xarun heer gobol ah oo Afrika u qaabilsan khariiradeeynta arrima badan oo la xiriira kheeyraadka iyo khataraha Musiibooyinka, waxaana dhankeeda heshiiskaan xaruntaan u saxiixay Agaasimaha guud ee xaruntaan Dr. Emmanuel Nkurunziza.

 

Xarunta RCMRD waxaa la aas-aasay sanadku markuu ahaa 1975-tii, Soomaaliyana waxay ka mid ahayd shantii dal ee wax ka aas-aasay, sidaa darteed.

Heshiiskan ay wada sixiixdeen labada dhinac wuxuu fure u noqonayaa dib u soo noqoshada karaamadii Soomaaliya ay ku lahayd saaxadda heer gobol iyo  heer caalamiba.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here