Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Qoor Qoor iyo safiirka Turkiga? + Sawirro

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabbilay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper Aktas iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid Dhuusamarreeb.

 

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, la dagaalanka Al-Shabaab iyo taageeridda kaabayaasha dhaqaalaha sida Dekadaha iyo Waddooyinka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here