Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay degmada Awdheegle + Sawirro

0

AWDHEEGLE (SMN) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta gaadiid sida shixnado gargaar ah waxa ay u dirtay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaas oo uu dhawaan fatahaad ka geystay wabiga Shabeelle.

 

Gaadiidkaan ayaa wada gargaar loogu talagalay ilaa 5,000 oo qoys kuwaas sameen ka soo gaartay fatahaada wabiga Shabeelle ka sameeyay degmada Awdheegle tuulooyinka iyo degaannada ku xeeran.

Goobta laga diraayay gaadiidkaan waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Dr Axmed Cabdi Aadan, isagoona gaadiidkaan ku wareejiyey Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Ibraahim Barre.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here