Madaxweyne Qoor Qoor iyo James Swan oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah

0

DHUUSAMAREEB (SMN)  – Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa qasriga madaxtootayada ku qaabilay siihayaha madaxa xafiiska Qarammada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku yimid Galmudug.

 

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka halka ay mareyso, amniga iyo la dagaalanka cadawga argagaxisada, Dastuurka iyo doorashooyinka dalka , mashaariicda hormurinta iyo howlaha ay hay’adaha qarramada Midoobay ka wadaan deegaannada Galmudug.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada;-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here