Ku dhawaad 100 xildhibaan oo mooshin ka gudbiyay wasiir Fiqi + Sababta

0

MUQDISHO (SMN) – Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa maanta gudbiyay mooshin culus oo ka dhan ah wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi.

 

Illaa 90 xildhibaan ayaa saxiixay mooshinkan, kuwaas oo wasiirka ku eedeeyay inuu cuuryaamiyay shaqadii wasaaradda arrimaha dibadda.

“Fiqi wuxuu curyaamiyay shaqaddii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, isagoo ku amray ku xigeenadiisa iyo Agaasimaha inaysan saxiixin wax warqad ah mudada uu safaradda dibadda ku maqan yahay,” ayaa lagu yiri qoraalka xildhibaanada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here